Qeexid Xigta

ld dheeraansho, dheeri2.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheeraan oo kali ah:
  • Liiska dhirta loo adeegsado dawo-dhaqameedku waa uu dheeraan karaa, ha yeeshee waxa aynu u baahannahay in ciduun iska xil saarto ururintooda.
  • Arday ka soo arooray deegaan (environment) waxbarasho laga tixgeliyo oo sita tababbar guri (home training) waa uu ka hammi dheeraanayaa kan kale.