Qeexid
"Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan."
[-iyay, -isay]
dheeraar yay
dheeraar say
f.g2"Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan."
Wadaag:
Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kala durgin. ld firaari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
seeraari lg2 Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
-iyay, -isay
Wadaag: