Qeexid

"(f.g) Wax xawliga ay ku socdaan kordhin."

Qeexid Xigta

(f.mg) U dh.: cid waxay qeyb u lahayd wax ka badan siin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive