Qeexid

"Geed qoodxeed jeerinka u eg oo leh miro iyo xabag la cuno."

Qeexid Xigta

Xajiin jirku la barbararo. ld dheedheero, dheerdheere.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: