Qeexid

"(f.g) Wax dhererkiisa kordhin."

Qeexid Kale

(f.mg) Orod ama socod kordin. 4. U dh.: cid waxay qeyb u heshay in ugu darid.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax meel ka fogeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive