Qeexid

"Xubinta maqalka nafleyda."

Qeexid Kale

Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.

Qeexid Xigta

Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dheg oo kali ah:
  • Wararkii Jamhuuriya Isniintii Last Modified: Tue 01st May,2012 Safar Ibraahim Dhegaweyne ku Tagay Berbera oo Sas ku Beeray Xukuumadda Ciidamo dheeraad ah oo la geeyey Berbera oo uu maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Muj.
  • Dhaban dheg waan muudsan jiray, dhawr anoo maqane.