Qeexid
"Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho."
[-dkaa, -dkayd]
dhega-adag kaa
dhega-adag kayd
f.mg4"Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho."
Wadaag:
Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
m.l
Wadaag:
Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax dhega-adag noqosho.
f.mg3
-kaaday, -kaatay
Wadaag:
eeg dhega-adag. ld dhega-adayg1, dhega-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Qof hawsha adkaysi u leh ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Nooc fallaarta ka mid ah leh laba ganood oo u jeeda gadaal.
m.dh
Wadaag:
Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m.l
Wadaag:
Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado.
m.l
Wadaag:
U dh.: wax maqalkooda u dhegraaricin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. qoronfol, qoronful.
m.l
Wadaag: