Qeexid
"eeg dhega-adayg2."
"eeg dhega-adayg2."
Wadaag:
Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
m.l
Wadaag:
Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.
f.mg4
-dkaa, -dkayd
Wadaag:
Wax dhega-adag noqosho.
f.mg3
-kaaday, -kaatay
Wadaag:
eeg dhega-adag. ld dhega-adayg1, dhega-adkaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Nooc fallaarta ka mid ah leh laba ganood oo u jeeda gadaal.
m.dh
Wadaag:
Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m.l
Wadaag: