Qeexid
"Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm)."
[-btay, -batay]
dhegadhab tay
dhegadhab atay
f.mg3"Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm)."
Wadaag:
Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado.
m.l
Wadaag:
Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
ld dhadhalid.
m.l
Wadaag: