Qeexid
"Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado."
"Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado."
Wadaag:
Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm).
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
(f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho.
(f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
f.g
-gtay, -gatay
Wadaag:
Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m.l
Wadaag:
Nooc fallaarta ka mid ah leh laba ganood oo u jeeda gadaal.
m.dh
Wadaag:
Subag iwm xarkagid.
Cid iwm nabmid.
Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Xubinta maqalka nafleyda.
Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m.dh
Wadaag:
Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Is dhegatirid; wax dhegala' iska dhigid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
m.l
Wadaag:
Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. qoronfol, qoronful.
m.l
Wadaag: