Qeexid
Qof dhegihiisu aad wax u maqlaan ahaansho.
Qeexid Xigta
Qof wax dhega nugul ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Qof dhegihiisu aad wax u maqlaan ahaansho.
Qof wax dhega nugul ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhegawaddan. ld dhegawaddanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld dhegawaddanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax ladnaani ka muuqato ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof fudud oo aan degganayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno/-ammo, m.dh) Dhul leh xuduud, xukun iwm oo u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dhegala'aan m.f.dh eeg dhegala'.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku naban ahaansho.
Qeexid Xigta: Ku dh.: aad ugu mintidid (diin, ra'yi iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaaddan. ld dhaaddanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku naban ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhegala' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Nafley aan wax maqlin ahaansho.
m.f.dh
Qeexid: eeg dhega-adag. ld dhega-adayg1, dhega-adkaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhegaculus. ld dhegaculays, dhegacuslaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xarig yar oo dhigaha lagu xiro.
Qeexid Xigta: Siddo xarig ah oo waxyaabaha qaar loo yeelo. ld dhagaati.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qalab ka samaysan dahab, qalin, macdan iwm oo ay dumarku dhegaha gashadaan; hilqado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc fallaarta ka mid ah leh laba ganood oo u jeeda gadaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhegatirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid dhega beel ku ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Subag iwm xarkagid.
Qeexid Xigta: Cid iwm nabmid.
Qeexid Kale: Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]