Qeexid

Miro yaryar, madmadow, dhuudhuuban oo madax kuuskuusan leh oo shaaha lagu udgiyo. qoronfol, qoronful.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegayare oo kali ah:
  • Magacyada dadka Tacsida diraya 4.C/qaadir Xaaji Cilmi ( Buula Xaaji) 12.Shoombe Salaad Cilmi Birjeeb 24.Max’uud Saciid Muuse (Dhegayare).
  • Magacyada dadka Tacsida diraya 4.C/qaadir Xaaji Cilmi ( Buula Xaaji) 12.Shoombe Salaad Cilmi Birjeeb 24.Max’uud Saciid Muuse (Dhegayare).