Qeexid

"Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan."

Qeexid Kale

Wasakh, uskag.

Qeexid Xigta

Carro cusboole ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine