Qeexid

"(-tayaal, m.l/dh) Qof wax dhegeysta ama dhegeysanaaya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegeyste oo kali ah:
  • Hawlaha la taaban karo oo uu qabtay waxaan ka dhegeystey qudbad uu noo jeediyey mudane Farmaajo isagoo aad ugu hanweynaa.
  • Ka dibna waxay warbixino ka dhegeysteen maamule ku xigeenka dugsiga, aad baana laysula gartay in loo wada hawl galo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo shaqo kordhinta dugsiga.