Qeexid
"U dh.: qof si fiican u dhegaysasho."
[-iyay, -isay]
dhegraaric yay
dhegraaric say
f.mg2"U dh.: qof si fiican u dhegaysasho."
Wadaag:
Ballaarinta beer la ballaarinayo oo bowdka la fakinayo.
m.l
Wadaag:
Wax meel sare ka soo laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m.l
Wadaag:
Xubinta maqalka nafleyda.
Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m.dh
Wadaag:
Subag iwm xarkagid.
Cid iwm nabmid.
Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag: