Qeexid

"U dh.: wax maqalkooda u dhegraaricin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhegtaag oo kali ah:
  • Waxaa shirka maanta soo xaadiray Xildhibaanadii ugu badnaa ee soo fariista Hoolka kuwaas oo u dhegtaagayey shirka maanta oo aad uga duwanaa shirarkii hore kaas oo lagu magacaabay(Peaceful meeting).