Qeexid

"Geed weyn oo wacanriga u eg oo leh caleemo balballaaran iyo miro la cuno."

Qeexid Kale

Dh. ah: nooc ariga ka mid ah oo dhego balballaaran.

Qeexid Xigta

Dh. ah: qof aan si dhakhsa ah wax u fahmin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine