Qeexid
"Sumcad aan wanaagsaneyn oo cidi yeelato."
Qeexid Xigta
Ceeb. ld dhegxumaan.
"Sumcad aan wanaagsaneyn oo cidi yeelato."
Ceeb. ld dhegxumaan.
Wadaag:
Cid aan sumcad lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
eeg dhegxun. ld dhegxumaansho, dhegxumi, dhegxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Xubinta maqalka nafleyda.
Hilqadaha haweenku isku qurxiyaan ee dhegaha dacalkooda surtaan middood.
Weel, qalab iwm meesha la qabto si loo qaado ama loo jiido. 4. Magac wanaagsan; caannimo; sharaf. 5. Shebeg lakabyo isa saaran ah, xanjo ka samaysan oo ay shinnidu malabka ku keydsato, ilmahana gashato.
m.dh
Wadaag:
Subag iwm xarkagid.
Cid iwm nabmid.
Ku dh.: wax gacanta xoog ugu qabasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Ku dh.: wax meel ku nabasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan.
Carro cusboole ah.
Wasakh, uskag.
m.l
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo wuxuu taabto qabsada sida xabagta iyo caanaha cinjirka iwm.
Baqbaqqa indhaha ama wasakh kale.
m.l
Wadaag:
Dabeecad, fir, muuqaal iwm aan la jeclaysan oo wax leeyahay. ld dhalanxumaan.
m.dh
Wadaag:
Hab aan wanaagsanayn oo loo dhaqmo. ld dhaqanxumaan.
m.dh
Wadaag:
Muruqyada ku dhegsan garabka iyo daqayaha dhabarka midkood.
m.l
Wadaag:
Dhasha yaryar oo nafleyda qaarkeed (lo', deero iwm).
m.dh.u
Wadaag: