Qeexid
"Cid dhengad ku tumid."
[-eeyay, -eysay]
dhengede eyay
dhengede ysay
f.g2"Cid dhengad ku tumid."
Wadaag:
(-do, m.l) Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
m.dh
Wadaag:
Wax la dhengedeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f.g
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan.
Carro cusboole ah.
Wasakh, uskag.
m.l
Wadaag: