Qeexid
"Wax la dhengedeeyey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
dhengedeysan naa
dhengedeysan nayd
f.mg4"Wax la dhengedeeyey ahaansho."
Wadaag:
(-do, m.l) Ul yar oo dhuuban oo badanaa carruurta iyo xoolaha lagu tumo. ld dhengad.
m.dh
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax dhaabad loo yeelay ahaansho (arrin).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo la dhibeeyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhir udgoon lagu daray ahaansho (cunto).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: