Qeexid

"Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhereran oo kali ah:
  • Dhinaca kale, Badda dheer ee ku dhereran Somaliland, ayay fududahay tiro yaraan, tayo yaraan iyo faham la’aanta waxyeelada ay degaanka iyo nolosha u keeni karto haddii fursad loo helo, dayacnan lagu daadin karo hadhaa kiimikal ah ama mid Nuyuukleer ah.
  • Ciidamadan ayaa dhaq-dhaqaqooda ka sameynaya xadka ku dhereran gobolada Hiran, Galgaduud iyo Mudug.