Qeexid
"Sacab muggii; xantoobo."
"Sacab muggii; xantoobo."
Wadaag:
U dh.: aad u sugid; raagsasho; daahsasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
Fogaan.
m.l
Wadaag:
Wax dhirirkiisa cabirid.
Bawd, derbi iwm dherer u raacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho.
(f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
f.g
Wadaag:
Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la dherershay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab3 (2).
m.dh
Wadaag:
(-rgay, -regtay; -rgi) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
f.mg1
Wadaag:
Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
Barwaaqo; ladnaan.
m.dh
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (baay.) Nooc ka mid ah sida ay u habaysanyihiin qaybaha iyo organnada xayawaanku kaas oo jidhka loo qaybin karo laba badh oo ah hummaagyo muraayadeed oo mid waliba sallax goonniya saaranyahay. Xayawaan-nada jeebis dherer waxay leeyihiin hab dhaqdhaqaaq oo u goonniya, kaas oo had iyo jeer hal dhinac jidhka u hoggaamiya.
m.l
Wadaag: