Qeexid
"Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji."
[-iyay, -isay]
dherg yay
dherg say
f.g2"Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji."
Wadaag:
Bayd faal oo madaxa iyo majaha ku ah min hal, labada lugood oo dhexda ahna min labo.
m.l
Wadaag:
Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab3 (2).
m.dh
Wadaag:
Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
Barwaaqo; ladnaan.
m.dh
Wadaag:
Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
Fogaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho.
(f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
f.g
Wadaag:
(-rgay, -regtay; -rgi) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
f.mg1
Wadaag:
Wax dhirirkiisa cabirid.
Bawd, derbi iwm dherer u raacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo, alaab iwm. in muddo ah cid siin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
dheh: hadal tilmaama wax dhaca ama wax basa. 2. D. ka sii: wax burburin; wax seexin.
Wadaag:
/lg1 (yiri, tiri/dhahay, dhahday; dhihi) Wax ku tiraabid; sheegid.
f.g
Wadaag: