Qeexid

"eeg dhergi. ld dherjin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhergin oo kali ah:
  • Dulucdu waxay si toosa innoogu caddaynaysaa inaan warka laga dhergin oo gaajada loo qabaa ka wayn tahay ama ka xanuun badan tahay midda hunguriga loo qabo.
  • Wuxuu Abuu Hureyra ahaa kii aan ka dhergin aragtida iyo eegista Nebiga (scw), wuxuuna odhan jiray: ma aanan arag wax ka qurxoon kana iftiin badan Rasuulka (scw) jeer la maleeyo in ileyska iyo iftiinka qoraxda la dul yeelay wejiga xabiibka Nebiga (scw).