Qeexid
"Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire."
"Dheri weyn oo dhoobo ka samaysan oo reer miyigu marka ay alla bariga qabaan cuntada ku karsadaan. ld dherigirgire."
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Ninka dheryaha ama dheriyada sameeya. ld dheryadhoob.
m.l
Wadaag:
Nafley, wax badan oo laga dhergo siin. ld dherji.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rayaal, m.l) Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjike.
m.l
Wadaag:
Wax dhirirkiisa cabirid.
Bawd, derbi iwm dherer u raacid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab3 (2).
m.dh
Wadaag:
(f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsasho.
(f.mg) Taagnaan; likaysnaan.
f.g
Wadaag:
Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog.
Wax dacalka uu ka bilowdo iyo ku dhammaado inta ay isu jiraan.
Fogaan.
m.l
Wadaag:
(-rgay, -regtay; -rgi) Ka dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.
f.mg1
Wadaag:
Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho.
Barwaaqo; ladnaan.
m.dh
Wadaag:
Wax fidsan ama kor u taagan ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: