Qeexid

"Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan."

Qeexid Xigta

Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine