Qeexid
"dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe."
"dhexaad s. Dhexda ku abbaaran; dhexe."
Wadaag:
Bartame.
Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
m.l
Wadaag:
Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof, dad wax isku haysta u garnaqay.
m.l
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
(-do/-dyo, m.dh) Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.
m.l
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah. ld dheeri1.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f.g
-xeeyay, -xaysay
Wadaag: