Qeexid
"Dhexdhexaad ahaansho (cid)."
"Dhexdhexaad ahaansho (cid)."
Wadaag:
Bartame.
Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
m.l
Wadaag:
Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof, dad wax isku haysta u garnaqay.
m.l
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo hal mool oo beys ama asiidh ah la dhexdhexaadiyo.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: dugaag, col iwm meel weerarid.
Ka dh.: cudur, colaad iwm meel ka dillaacid.
f.mg1
Wadaag:
(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
m.l
Wadaag: