Qeexid

"dhexe s. Bartamaha ku jira; dhexeeya; dhexaad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexe oo kali ah:
  • Dagaalo Xoogan oo ay barbar socdaan Madaafiic Culus oo Maanta Xaafado ka mid ah Muqdisho ka dhacay 17 Apr 2010- Dagaaladaasi ayaa ahaa kuwo u dhexeeyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo ay taageerayeen kuwa AMISOM iyo Xoogagga ka horjeeda..
  • Socdaalka xildhibaanadan ayaa kusoo beegmay xili ay dagaalo xoogan ka socdaan Muqdisho maalintii todobaad, kuwaasoo u dhexeeya mucaaradka iyo dowlada, waxaana Islaamiyiinta diidan xukuumadu ay kusii siqayaan Villa Somalia.