Qeexid

"(-rro, m.dh) (xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka."

Wadaag: