Qeexid
"D. ah: qof, meel hareeraheeda dhibaato ka dhacday, ka badbaaday."
"D. ah: qof, meel hareeraheeda dhibaato ka dhacday, ka badbaaday."
Wadaag:
Badbaadinta qof, meel hareeraheeda dhibaato ka dhacday.
m.dh
Wadaag:
Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin. ld dhexmarsii.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) (nax.) Lifaaq la dhexgeliyo erey gudihiisa. Tus. “Waan qorayaa; waan qoranayaa”.
m.l
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
Derin, harrar iwm oo aqal soomaaliga dusha laga saaro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f.g
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Dh. ileyska: firidhsanka ileys noqodka oo ay sababtay dusha xanafta leh ee uu ileysku abbaaray ama ku dhacay.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: dugaag, col iwm meel weerarid.
Ka dh.: cudur, colaad iwm meel ka dillaacid.
f.mg1
Wadaag:
Meel ciriiri ah xoog ku marid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bartamaha tuulada ku noolaansho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhexdhexaadinta laba dhinac oo wax isku haysta. ld dhexgelid.
m.l
Wadaag: