Qeexid

"ld dhexmarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhexmar oo kali ah:
  • Kulan looga hadlayo Nabadgelyada Muqdisho oo maanta dhexmaray Maamulka Gobolka Banaadir iyo Odayaasha Hawiye 17 Jul 2010- Mas'uuliyiintaasi ayaa waxa ay sheegeen in ay isla meel dhigeen dhamaan wax yaabihii ay ka wadahadleen..
  • Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ugu dambeyn Saxafiyiintii uu la hadlay u sheegay in kulankii isaga iyo Meles Zenawi dhexmaray uu kusoo dhammaaday qaab isfaham leh oo miro dhal ah.