Qeexid
"Wax badan oo meel wada jooga ama meel ku wada yaal (dad, xoolo, dhir, bad iwm) ama gudo leh (aqal iwm) ama dalool (dhuun iwm) dhexdood marid."
[-ray, -rtay]
dhexmar2 ay
dhexmar2 tay
f.g1"Wax badan oo meel wada jooga ama meel ku wada yaal (dad, xoolo, dhir, bad iwm) ama gudo leh (aqal iwm) ama dalool (dhuun iwm) dhexdood marid."
Wadaag:
Degaan, xoolo iwm wax dhexqaadsiin. ld dhexmarsii.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
dhexmaraaya gudbiye-milme. Raadkani waxa uu abuuraa aayano u kala socda dhinaca qotinada.
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qaybta wadnaha oo ku soo shubma dhiigga ogsijiinka leh ee ka immaanaya wadnaha inta aan loo gudbin jirka intiisa kale.
m.dh
Wadaag:
Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid.
Wax haryuub leh ahaansho. ld dhad (1).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ka dh.: qof, wax dheeraad ah oo uu dadka kale kaga yahay muujin.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
(xis.) Fogaanta isaga gudubta shaxan sallax ah ama adke ah ee halka barta ugu ballaaran ee shaxanka. Dh.ka goobada waa xarriiqda toosan oo marta xuddunta goobada kuna dhammaata laba barood oo goobada ku yaalla.
m.l
Wadaag:
(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f.g
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
(xis.) Shaxan joometeri ah oo ku dhex meeran shaxan kale ee joometeriyeed (eeg dul meeran).
m.l
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag: