Qeexid
"eeg dhex-aal. ld dhexoollaansho."
"eeg dhex-aal. ld dhexoollaansho."
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
Dhig weyn oo bartamaha aqalka miyiga marka ladhisaayo lagu dhiririyo.
(juqr.) Xariiqaha dhulka cirifkiisa waqooyi ka bilowda oo kan koonfur ku dhammaada, mid ka mid ah oo waqtiga lagu qiyaaso.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Habka laga qiyaaso qiimaha fansaar iyada oo la adeegsanayo qiimayaal la yaqaan ee ku yaalla labada dhinac ee fansaarka.
m.dh
Wadaag: