Qeexid
"(xis.) Fogaanta isaga gudubta shaxan sallax ah ama adke ah ee halka barta ugu ballaaran ee shaxanka. Dh.ka goobada waa xarriiqda toosan oo marta xuddunta goobada kuna dhammaata laba barood oo goobada ku yaalla."
"(xis.) Fogaanta isaga gudubta shaxan sallax ah ama adke ah ee halka barta ugu ballaaran ee shaxanka. Dh.ka goobada waa xarriiqda toosan oo marta xuddunta goobada kuna dhammaata laba barood oo goobada ku yaalla."
Wadaag:
(c.fal.) Xarriiq lagu mala awaalo in ay xiriiriso labada cirif oo marta bartamaha dhulka uu ku wareego.
m.l
Wadaag:
Laba cad oo maro ah dhexroor u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meesha dhexda ah ee laba maro la isaga tolo.
Labalaabka gacanka.
Dhidib. 4. ld dhexroorid.
m.l
Wadaag:
Laba cad oo maro ah wax dhexroor loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel nabar ku dhacay dhiig ku guntamid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Laba wax ama laba meelood kala barkood; bartan.
Inta u dhexeysa qaarka hore iyo qaarka dambe (nafley); sabar.
m.dh
Wadaag:
Wax badan oo meel wada jooga ama meel ku wada yaal (dad, xoolo, dhir, bad iwm) ama gudo leh (aqal iwm) ama dalool (dhuun iwm) dhexdood marid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Orod samayn.
Cinjir, xarig iwm isku soo ururid.
La r.: nin naag uu guur ka rabo la baxsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley biyodoonasho.
Nafley meel sare ka soo degid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
(f.g) Weel waxa ku jira badh ka dhigid.
(f.mg) U dh.: wax aan cidi gaar u lahayn ahaansho.
f.g
-xeeyay, -xaysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (xis.) Xarriq toosan oo geeska saddexagal ku xirta bar bartameedka dhinaca horjeedaha ah. Dhexfurrada saddexagal waxa ay iska gooyaan bar keliya, taas oo ah xuddumeedka saddexagalka.
m.l
Wadaag: