Qeexid

"Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo."

Qeexid Kale

Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.

Qeexid Xigta

Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus.

Wadaag: