Qeexid
"Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo."
Qeexid Xigta
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
"Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo."
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
Wadaag:
(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
m.l
Wadaag:
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.
(xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.
(xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
m.l
Wadaag:
Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.
(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.
m.l
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar.
m.dh
Wadaag:
(-bcay, -bicday; -bci) In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
f.mg1
Wadaag:
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (c.nafl.) Dalool liilsami kara oo carjaw ah, kaas oo ku dheggan gidaarka dalqada ee u dhow salka carrabka naasleyda. Mar wax la liqayo wuxuu daboolaa hunguricadka si aanay cuntadu u gelin.
m.l
Wadaag: