Qeexid
ld dhibaadi.
[-iiyay, -iisay]
f.g2ld dhibaadi.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld dhibaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Qeexid Xigta: Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhibaadi. ld dhibaadsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) ld dhib1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhibaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld abaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -teeyay, -taysay
Qeexid: Cid dhibaato gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld dhididi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld aaddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhibaatee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo.
Qeexid Xigta: Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin.
Qeexid Kale: Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Nabar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Nafley raaxo la'aan badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhibaato hayso ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo.
Qeexid Xigta: (-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo cid kale gadayso.
Qeexid Xigta: Dh. ah: rati dhaan ah oo ciddii lahayd aysan wadan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bcay, -bacday; -bici) ld dhibdhibic.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.
Qeexid Xigta: (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]