Qeexid

"Cid dhibaato gaarsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibaatee oo kali ah:
  • Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa u sheegay dajire Mahiga in dowladda gacan laga siiyo adeegga bulshada ku nool Muqdisho iyo dhammaan goobaha Al-Shabaab iyo Al-Qaacida ay horay u dhibaateeyeen.
  • Mas'uuliyiinta maamulka deegaanka ayaa waxay sheegayaan in ay bilaabi doonaan howl gal ballaaran oo ay wax uga qabanayaan kooxaha burcada ee dhibaateeyay dadka ku safra wadada isku xirta deegaanadaas.