Qeexid
"(-ooyin, m.l) ld dhib1."
"(-ooyin, m.l) ld dhib1."
Wadaag:
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m.dh
Wadaag:
Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhibaato hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo cid kale gadayso.
Dh. ah: rati dhaan ah oo ciddii lahayd aysan wadan.
m.l
Wadaag:
Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo.
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
m.dh
Wadaag:
Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.
(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.
m.l
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: