Qeexid

"Hoore meel ku jira in yar ka shubid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibci oo kali ah:
  • Dalka Sweden ayaa 3-0 ugu xoog sheegtay dalka Poland, waxaanu dhibcihiisii Dalka Hungary ayaa isna waxa uu yeeshay 11 dhibcood, kadib markii 5-0 ku garaacay dalka San Marino.
  • Sidoo kale kooxaha Southampton iyo Charlton, ayaa kala qaybsaday dhibcihii ciyaarta kadib markii ay ku kala baxeen barbaro 1-1.