Qeexid

"In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a."

Qeexid Kale

Roob xoog leh. 4. Joogsi.

Qeexid Xigta

Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhibic oo kali ah:
  • Waxaa kaloo iyana jira halbeeg aan cadaalad ahaynoo ‘Afar-Dhibic-Shan’ la yiraahdoo 4tiina wax ku noqonwaysay, Dhibicdiina qancinwaayay; ugu dambayntiina ‘Xasanoow xilka aanu kordhisano’ ku dambeeyay.
  • Faransiisku wuxuu leeyahay dhibic keli ah, wuxuuna u baahan yahay inuu goolal badan ku badiyo ciyaarta uu la yeelanayo Denmark oo dhacaysa 9:30 subaxnimo, halka ay Denmark oo afar dhibcood lihina ay u baahan tahay barbar dhac keliya.