Qeexid
"Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso."
[-stay, -satay]
dhibidhis tay
dhibidhis atay
f.mg3"Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso."
Wadaag:
eeg dhibidhiso. ld dhebidhisad, dhebidhisasho, dhebilisad, dhebilisas
m.f.dh
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
m.l
Wadaag:
In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a.
Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno.
Roob xoog leh. 4. Joogsi.
m.dh
Wadaag:
(-bcay, -bicday; -bci) In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
f.mg1
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag: