Qeexid
"Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3."
[-bay, -btay]
dhibiib2 ay
dhibiib2 tay
f.mg1"Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3."
Wadaag:
(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
m.l
Wadaag:
Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo.
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
m.dh
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag:
Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay.
ld dhibiibtirid. ld dhibibtir1.
m.l
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a.
Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno.
Roob xoog leh. 4. Joogsi.
m.dh
Wadaag:
(-bcay, -bicday; -bci) In yar oo hoore ah, qaab kankoonsan leh meel ka soo tifqid.
f.mg1
Wadaag: