Qeexid Xigta
ld dhibibid, dhibiib1 (2).
ld dhibibid, dhibiib1 (2).
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag:
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay.
ld dhibiibtirid. ld dhibibtir1.
m.l
Wadaag:
Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: