Qeexid
"Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir2."
[-ray, -rtay]
dhibiibtir2 ay
dhibiibtir2 tay
f.g1"Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir2."
Wadaag:
Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay.
ld dhibiibtirid. ld dhibibtir1.
m.l
Wadaag:
Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg dhibiibtiran. ld dhibibtirnaan, dhibibtirnaannsho, dhi biibtirnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: