Qeexid
"eeg dhibiibtiran. ld dhibibtirnaan, dhibibtirnaannsho, dhi biibtirnaansho."
"eeg dhibiibtiran. ld dhibibtirnaan, dhibibtirnaannsho, dhi biibtirnaansho."
Wadaag:
Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafaqo la siiyo qof dhiig badani ka soo baxay.
ld dhibiibtirid. ld dhibibtir1.
m.l
Wadaag:
Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax.
ld dhibiibid. ld dhibib1.
m.l
Wadaag:
Qof dhiig badani ka baxay suuxid. ld dhibib3.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: