Qeexid
"Dhib la kulmid (qof)."
[-ooday, -ootay]
dhibto oday
dhibto otay
f.mg3"Dhib la kulmid (qof)."
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo.
(-bab, m.l) Hog dhisan, dawo laga buuxiya oo xoolaha looga kunbiyo candhada, shilinta iwm.
m.dh
Wadaag:
Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo.
(fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.
m.l
Wadaag:
Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar.
m.dh
Wadaag:
Hoore meel ku jira in yar ka shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Xaalad daran oo si kedis ah qof ugu dhacda, sida badanna saameysa dhinac dhan oo jirka ka mid ah, waxaana keena dhiigga oo ka kala go'a qayb ka mid ah maskaxda.
m.l
Wadaag: