Qeexid

"Dhicis noqosho."

Qeexid Xigta

Wax fashilmid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhicisow oo kali ah:
  • Sida la ogyahay waxaa halkaas ka dhashay dowlad inkastoo ay dowladdaasi dhicisowday oo ay gaari weyday himilladdii loo dhisay.
  • Xasan Dhicisow iyo kuwo kale.