Qeexid
"Buur bacaad ah."
"Buur bacaad ah."
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f.g1
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag:
Nafley jirkeeda dhidid ka keenid. ld dhididsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Doc; gees.
Hilib feero ah.
La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere qashin ah, oo ka kooban milan biyeysan oo soodhiyam koloraydh, yuuriya yar iyo walxo kale. shaqadiisu waxaa weeye qaboojinta jidhka iyo joogteynta heer kulka naasleyda.
m.l
Wadaag:
(xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.
(xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.
(xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dibtay; -dbi) Wax si adag dhulka ugu aasid.
f.g1
Wadaag: